MIYAA LAKALA QAADI KARAA AMA LA ISKU GUDBIN KARAA QAWADKA/BAAGA AMA CAARKA?

MIYAA LAKALA QAADI KARAA AMA LA ISKU GUDBIN KARAA QAWADKA/BAAGA AMA CAARKA?

Su’aal daba socotey mowdiicii maanta aynu ugu hadalnay Qawadka ayaan rabaa in aan idinkaga jawaabo,

Soomaalidu badankoodu waxa ay aaminsanyihiin in xanuunkan lagu kala qaadi karo si fudud waliba,
Waxayna si aad ah u aaminsanyihiin in xanuunkan lagu kala qaadi karo marka aad taabato ama uu ku gaaro qof qaba dhidid kiis,

Ama xitaa qaybtood waxa ay aaminsanyihiin hadii qof aan qabin qawadka maro uu xirtey oo uu ku dhididey uu qof kale kadaba xirto in uu halkaas Qawad cusub uu qofkaas ka qaadayo,

Hadaba maanta waxa aan kuu sheegayaa ka Dr Amen ahaan sida ay aaminsantahay Soomaalidu ee ah in Qawadka ama Baaga in lakala qaado in aysan ahayn arin sax ah sida ay qabaan dhakhaatiirtu oo aan sanaba xanuunkan qawadka ah loo kala qaadi karin la iskuguna gudbin karin xitaa hadii aad xirato qofka qaba qawadka dharkiisa uu ku dhididey,

Gaarsii asxaabtaada aaminsan in lakala qaadi karo ama la isku gudbin karo Qawadka in aysan arintaasi wax ka jirin una SHARE garee ama halkaan ugu wac si ay uga faaiideystaan.

Dr amen

Share

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s