SIDEE AYAAD ISKU CAAWIN KARTAA HADII SI KADIS AH UU WADNAHAAGU U ISTAAGI RABO

Inta badan dadka sida kadiska ah wadnuhu u istaago waxa ay marxaladaas ay wajahaan iyaga oo kali ah oo aysan ka agdhawayn cid caawaysa ama dhakhtar,

10 ilbiriqsi ku dhawaad ayuu qofku ku dhumin karaa miyirkiisii maadaama wadnuhu uu is daba joog ah uu usoo yareynayo garaaca wadnaha,

Hadaba hadii xaaladaan ay adiga ku wajahdo oo aad dareento garaaca wadnahaagu  in uu hoos u dhacayo waxaad isku caawin kartaa isla markaasba in aad sameyso qufac joogta ah oo dheer qufac oo qoto dheer waana in aad qaadata neef dheer qufac walba ka hor,

Neefta iyo qufaca waa in lagu soo cel celiyaa  labadii ilbiriqsi marna aan la joogin illaa gargaar caawimaad ah, ama ilaa inta wadnuhu dareemayo inuu caadi ahaan mar kale garaacayo.

Neefsashada ayaa ka caawinaysa sanbabka in uu ay soo gasho Oksijiin badan si dhiiga wadnaha gaaraya loogu daro,
Cadaadiska qufaca ayaa si doo kale wadnaha ka caawinaya in wadnuhu u sidiisii caadiga ahayd ku soo laabto.

Hadii qof kaa agdhaw aad dareento in garaaca wadnihiisu uu hoos u sii dhacayo  fadlan u sharax sidaan oo u sheeeg in uu u qufaco si qoto dheer uuna u neefta u qaato  si fiican oo dheer,  qufac walba hortiisna uu neefta uu u qaato si qoto dheer

Hadii aad faafisi xogtaan aadna gaarsiiso ugu yaraan 10 qof waxaa macquul ah in aad hal qof nolashiisa aad badbaadiso,

Fadlan waa muhiim xogtaan qof walba ayaa wajihi kara wadnuhu in uu u istaago si kadis ah ee U SHARE garee asxbaataada ama halkaan ugu wac,

Dr amen

Share

Advertisements

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google photo

You are commenting using your Google account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

Connecting to %s